[{"data":1,"prerenderedAt":-1},["ShallowReactive",2],{"detail-sidebar-cat-0-en-105":3,"doc-seo-296537-105":59,"doc-detail-296537-en":122},{"code":4,"msg":5,"data":6},0,"success",[7,13,18,23,28,33,38,43,48,51,55],{"id":8,"doc_module":4,"doc_module_name":9,"category_name":10,"show_sort_weight":11,"slug":12},1,"Document","Story & Novel",90,"story-novel",{"id":14,"doc_module":4,"doc_module_name":9,"category_name":15,"show_sort_weight":16,"slug":17},2,"Literature",80,"literature",{"id":19,"doc_module":4,"doc_module_name":9,"category_name":20,"show_sort_weight":21,"slug":22},4,"Exam",70,"exam",{"id":24,"doc_module":4,"doc_module_name":9,"category_name":25,"show_sort_weight":26,"slug":27},5,"Comic",60,"comic",{"id":29,"doc_module":4,"doc_module_name":9,"category_name":30,"show_sort_weight":31,"slug":32},6,"Technology",50,"technology",{"id":34,"doc_module":4,"doc_module_name":9,"category_name":35,"show_sort_weight":36,"slug":37},7,"Healthcare",40,"healthcare",{"id":39,"doc_module":4,"doc_module_name":9,"category_name":40,"show_sort_weight":41,"slug":42},8,"Research & Report",30,"research-report",{"id":44,"doc_module":4,"doc_module_name":9,"category_name":45,"show_sort_weight":46,"slug":47},9,"Religion & Spirituality",20,"religion-spirituality",{"id":46,"doc_module":4,"doc_module_name":9,"category_name":49,"show_sort_weight":46,"slug":50},"World Cup","world-cup",{"id":52,"doc_module":4,"doc_module_name":9,"category_name":53,"show_sort_weight":52,"slug":54},10,"Lifestyle","lifestyle",{"id":56,"doc_module":4,"doc_module_name":9,"category_name":57,"show_sort_weight":24,"slug":58},19,"General","general",{"code":4,"msg":60,"data":61},"ok",{"site_id":62,"language":63,"slug":64,"title":65,"keywords":66,"description":67,"schema_data":68,"social_meta":115,"head_meta":117,"extra_data":119,"updated_unix":121},105,"so","chapter-1-getting-a-driver-license","Cutubka 1-aad - Qadashada Shaatiga Darawalnimo","","Cutubka 1-aad wuxuu sharxayaa saddex tallaabo oo lagu heli karo shati darawalnimo oo buuxa, gaar ahaan Learner Permit-ka (ogolaanshaha ardayga) iyo shuruudaha ku xiran da’da. Waxay tilmaantaa koorsada 5-ta sac ah ee ka hor inta aan la bixin shatiga, kadibna imtixaanka adeegsiga wadada oo soconaya 15 daqiiqo. Waxa kale oo lagu daray talooyin ku saabsan dukumentiyada, ballanta imtixaanka, shuruudaha baabuurka, iyo waxa dhacaya haddii imtixaanka la guuleysto ama la guuldareysto, oo ay ku jiraan waajibaadka DMV marka qofku beddelo address-ka.",{"@graph":69,"@context":114},[70,84,105],{"@type":71,"itemListElement":72},"BreadcrumbList",[73,77,79,82],{"item":74,"name":75,"@type":76,"position":8},"https://docshare.wps.com","Home","ListItem",{"item":78,"name":9,"@type":76,"position":14},"https://docshare.wps.com/document/",{"item":80,"name":20,"@type":76,"position":81},"https://docshare.wps.com/document/exam/",3,{"item":83,"name":65,"@type":76,"position":19},"https://docshare.wps.com/document/chapter-1-getting-a-driver-license/296537/",{"url":83,"name":65,"@type":85,"image":86,"author":91,"headline":65,"publisher":94,"fileFormat":97,"inLanguage":63,"description":67,"dateModified":98,"datePublished":99,"encodingFormat":97,"isAccessibleForFree":100,"interactionStatistic":101},"DigitalDocument",{"url":87,"@type":88,"width":89,"height":90},"https://docshare.wps.com/thumbnails/chapter-1-getting-a-driver-license/296537.png","ImageObject",300,407,{"name":92,"@type":93},"Riley West","Person",{"url":74,"name":95,"@type":96},"DocShare","Organization","application/pdf","2026-11-04","2026-09-18",true,{"@type":102,"interactionType":103,"userInteractionCount":29},"InteractionCounter",{"@type":104},"ViewAction",{"@type":106,"mainEntity":107},"FAQPage",[108],{"name":109,"@type":110,"acceptedAnswer":111},"Waa maxay waxa laga rabo qofka inuu sameeyo haddii uu beddelo address-ka?","Question",{"text":112,"@type":113},"Haddii aad guurto, waa in aad ogeysiisaa Waaxda DMV ee Gobolka New York 10 maalmood gudahood adigoo soo diraya iimaylka foomka MV-232, una qortaa address-ka cusub meeshii bannaan ee ku taal aqoonsiga/ogolaanshaha/shatiga.","Answer","https://schema.org",{"og:url":83,"og:type":116,"og:title":65,"og:site_name":95,"og:description":67},"article",{"robots":118,"canonical":83},"index,follow",{"doc_id":120,"site_id":62},296537,1792164251,{"code":4,"msg":5,"data":123},{"doc_id":120,"user_id":124,"nickname":92,"user_avatar":125,"doc_module":4,"category_id":19,"category_name":20,"doc_title":65,"doc_description":67,"doc_content":126,"file_id":127,"file_url":128,"file_type":129,"file_size":130,"view_count":29,"is_deleted":4,"is_public":8,"is_downloadable":8,"audit_status":8,"page_count":131,"language":132,"language_code":63,"site_id":62,"html_lang":133,"table_of_contents":134,"faqs":135,"seo_title":136,"seo_description":67,"update_tm":137,"read_time":138},1099523885074,"https://ap-avatar.wpscdn.com/davatar_9964176cb1d06d4a9deccf72a44ae3dc","Cutubka 1-aad – Qadashada Shaatiga Darawalnimo  \nWaxaa jiraa saddex tallaabo oo ay tahay in qofka uu qaado si uu u helo shaatiga darawalnimo oo buuxa.  \n1. Kow waa iaand ku soo baxdaa Imtixaanka ay sameeyaan dadka Baranayaa sida baabuurka loo kaxeeyo ee doonaayo in ay helaan oggolaansho ay ku kaxeeyan baabuur (kani waa imtixaan qoraal ah)  \nLearner Permit (Oggolaanshaha Ardayga) u oggolow qofka inuu baabuur wado iyada oo la kormeerayo wayn oo haystashaatiga darawalnimo da’diisuna ay ka wayn tahay 21 sano jir. Oggolaanshaha Yar ee dhallinyarta da’da yar ee baranayaa sida baabuurta loo kaxeeyo waxey leeyihiin waxyaabo dheeraad ah oo laga mamnuucayo. Waxaa dadkaasi loo soo jeedinayaa inay bar-bartaan sida baabuurka loo kaxeeyo muddo dhan 50 sacadood, iyadoo 15 kamid ah 50-kaassacadood ay tahay in la barto kaxeynta baabuurta marka ay qorraxda dhacdo kadib.  \n2. Qaado oo samee Koorsada 5-ta sac ah ee Ka hor-inta aan qofka la siinin shaatiga (taasi oo aad ku heli kartoshahaado aad uu baahan tahay in aad keento marka aad sameyneyso imtixaanka adeegsiga wadada)  \nKoorsadan waa loo baahan yahay waana in la dhameeyaa kadib marka aad hesho Oggolaanshaha aad ku Baraneysokaxeynta baabuurta.  \n3. Qabso ballan oo samee Imtixaanka Adeegsiga Wadada.  \nImtixaanka Adeegsiga Wadada waxey qaadataa muddo 15 daqiiqo ah. Haa ku keeno kormeerahaaga haysta shaatiga darawalnimo ee ay da’diisu ka wayn tahay 21 goobta aad ku sameyneyso imtixaanka adeegsiga  \nwadada. Dukumeentiyada diiwaangelinta iyo caymiska baabuurka waa in ay yihiin kuwo aan dhacsanayn. Keen oggolaanshahaaga iyo shahaadada 5-ta sacadood ee ka hor-inta aaddan shaatiga qaadanin. Qofka ku hagaayaa ayaa kuraaci doonaa xilliga aad kaxeyneyso baabuurka si uu uga soo waramo oo uu go’aan uga gaaro in darawalka uu kaxeyn karo baabuurka isagoo aan lala socon. Haddii uu darawalka ku guuleysto imtixaanka adeegsiga wadada, darawalka ayaakaxeyn doonaa baabuurka isagoo aan la kormeereynin oo waxaa la siin doonaa shaatigiisa oo buuxa. (Shaatiga Yar ee lasiiyo dhallinyarta da’da yar ayaa leh waxyaabo dheeraad ah oo laga mamnuucayo – eeg sharciyada darawalka)  \nDarawalada ayaa mas’uul ka ah inay kala saaran noocyada kala duwan ee aqoonsiyada iyo waxa ay ku oggolyihiin in aad sameeyso. Waa inawood uu leedahay in aad kala sheegtaa waxa uu dhaxeeya iyadoo tani lagu saleynaayo ereyada ku qoran aqoonsiyada ku qoran Ingiriiska.  \n| ADIGOO HAYSTA KAARKA AQOONSIGA\u003Cbr>HA KAXEYN BAABUUR – Kaxeyntabaabuur adigoon haysan shaati waxey kadhigan tahay inaad ku xadgudubtay Shuruucda Gaadiidka iyo Wadooyinka. |  |  | HADDII AAD HESHO OGGOLAANSHAHA QOFKA BARANAYAA SIDA LOOKAXEEYO BAABUURKA Waxey ka dhigan tahay inaad ku guuleysatay imtixaanka qoraalka ah.\u003Cbr>KELIYA KAXEE BAABUUR ADIGOO UU KULA SOCDO QOF KUKORMEERAAYO KAAS OO AH DARAWAL HAYSTO SHAATI OO AY DA’DIISU KA WAYN TAHAY 21 SANO\u003Cbr>In keligaa aad baabuur kaxeyso adigoo haysta oggolaansho ayaa waxey ka dhigan tahay in aad gaysatay Dembi ka dhan ah Shuruucda Gaadiidka iyo Wadooyinka ee Gobolka New York. |  |  |\n| --- | --- | --- | --- | --- | --- |\n| | \u003Cbr>KAARKA AQOONSIGA |  |  |  |  |\n|  |  |  | | OGGOLAANSHAHA QOFKABARANAYAA SIDA LOOKAXEEYO BAABUURKA |  |\n\nLearner Permit (Oggolaanshaha Ardayga)  \n-ee ka weyn 21  \nHADDII AAD HAYSATO SHAATIGA DARAWALNIMO – DA’DAADUNA AY KA WAYN TAHAY 21 SANO  \nWAAD WADI KARTAA BAABUURKA KELIGAA HADDIIAAD KU GUULEYSATO IMTIXAANKA ADEEGSIGAWADADA (Haddii lagugu helo dembiyada qaar ee wadooyinka muddo lix billood ah gudahood kadib markii aad qaadatay shaatiga darawalnimo waxaa ay tani keeni kartaa in meesha laga saaro ama gebi ahaanba lagala noqdo shaatiga darawalnimo in muddo ah. )  \nHaddii aad guurto waa in aad ogeysiisaa Waaxda DMV ee Gobolka New York muddo 10 maalmood gudahood adigoo ku soo dirayaa iimayl Foomka Isbeddelka ku yimid Address-kaaga (MV-232) . Waa in address-kaaga cusub aad ku qortaa goobta bannaan ee dhanka dambe ee Aqoonsigaaga, Oggolaanshahaaga ama Shaatigaaga.  \nHaddii aad leedahay shaati shaqeynayaa ee aad ka qaad","cbCaikAa0YwkwjV7","https://ap.wps.com/l/cbCaikAa0YwkwjV7","pdf",2055869,22,"Somali","en","# Cutubka 1-aad – Qadashada Shaatiga Darawalnimo\n## Tallaabada 1: Qadashada Learner Permit\n## Tallaabada 2: Koorsada 5-ta sac\n## Tallaabada 3: Ballan iyo Imtixaanka Adeegsiga Wadada\n## Shuruudaha dukumentiyada, baabuurka iyo waajibaadka DMV\n## Natiijooyinka imtixaanka: guul ama guuldarro","[{\"question\":\"Waa maxay waxa laga rabo qofka inuu sameeyo haddii uu beddelo address-ka?\",\"answer\":\"Haddii aad guurto, waa in aad ogeysiisaa Waaxda DMV ee Gobolka New York 10 maalmood gudahood adigoo soo diraya iimaylka foomka MV-232, una qortaa address-ka cusub meeshii bannaan ee ku taal aqoonsiga/ogolaanshaha/shatiga.\"}]","Cutubka 1-aad - Qadashada Shaatiga Darawalnimo | PDF",1789733371,55]